Dadka oo dhan way guulaysan karaan “Alla kan lyckas”

Jaalliyadda horumarinta bulshada ee Waamo waxay dadwaynaha reer Västerås u qabatay siminaar waxbarasho oo ku saabsan wacyigalinta dhallinyarada markii ay taariikhdu ahayd 10 kii bisha disember 2016. Waxaana seminaarkaas inoo soo diyaariyay siyaasiga Xamse Cumar oo ka tirsan golaha deegaanka dagmada Fagersta. Siminaarkaas oo loogu magacdaray “Dadka oo dhan way guulaysan karaan”. Siminarkaas waxaa kasoo qayb galay dhallinyaro iyo dadwayne fara badan oo ka kala yimid magaalada Västerås iyo dagmooyinka ku dhawdhaw.

Hamse Omar1

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s